November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dagaalyahanada laga baqo ee Ahlu suna oo fashiliyay weerar qarsoonaa oo Galmudug soo qaadey

Dagaalkii ka socday Dhuusamareeb ayaa lagu kala baxay kadib markii dagaalyahanada Ahlu sunna ay hilfaha u qaadeen nin ay wateen Galmudug oo rabey in uu Ahlu sunna kala wareego Dhuusamareeb oo xarun u ah maamulka Cadaado ku eg ee lagu dul abuurey. Ahlu sunna ayaa dhiigooda u soo cabay gobolka argagixisada shabaabna ka difaacay Woqooyiga dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS