November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sidee u dhacay xukunkii lagu ridey dilaagii wariyeyaasha dhiigmiirad Xasan Xanafi

Waxa maanta la xukumey dilaaga weyn ee wariyeyaasha Xasan Xanafi kadib markii la soo taagey maxkamad halkaas oo xaakimku kahor akhriyay waxa uu mudan yahay. Dilaagan weyn ayaa dilay ugu yaraan sadex hadayna ka badnaynba.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS