01/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG Jaaliyada reer Jabuuti ee gobolka Awdal oo taageero u muujiyay madaxweynaha Jabuuti

Jaaliyada reer Jabuuti ee gobolka Awdal ayaa taageero u muujiyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo u sharaxan doorashada dalkaasi. Jaaliyada gobolka oo aad u balaadhan ayaa sheegay in ay madaxweynaha u codeyn doonaan xilliga doorashada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS