24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG waraysi xiise leh oo Galbeedtv la yeeshay aqoonyahan Maxamed Cabdi Dugsiiye

Galbeedtv oo xaruntiisu tahay Kanada ayaa waraysi la yeelatay mudane Maxamed Cabdi Dugsiiye oo mar ahaa madaxweynaha Awdalstate. Dugsiiye ayaa wax laga waydiiyay dhacdooyinkii u dambeeyay ee gobolada Awdalstate iyo hawlaha Awdalstate guud ahaan.

ARAABINEWS