03/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo habeenimo saxaafada la hadlay kadib maxkamad lala fuuliyo hanjabaad uu kula kacay Ciro

Gudoomiyaha UCID oo samayn kari waayay olole doorasho kadib markii xisbigiisu u galiyay khalkghal siyaasadeed ayaa u hanjabay gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro oo isagu hadda jooga Berbera. Faysal oo jawaab ka bixiyay arintaa ayaa yiri sidan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS