Mataaneyaasha dhalanaya iyagoo laba aabo kala dhaleen oo aad moodo in ay aduunka ku soo badanayaan. Laba mataano oo u dhashay haweenay ku nool dalkaasi Fiyadnaam ayaa markii la eegay dhiigooda la ogaadey in ayna isku dhiig ahayn.
Hooyada dhashay laba mataano ah oo kala aabo ah waxay awal ahayd mid aad u yarayd waxana kooxaha sheegta in ay yihiin saynisyahano sheegi jireen in ayna taasi dhacayn ama ay tahay wax dhifa oo aad u yar.
Hooyadan mataanaha kala aabaha ah ku dhashay Fiyadnaam ayaa la dareemay in ayna isku ekeyn markaas kadib oo la bilaabey in dhiig laga qaado kadibna ay soo baxdey in ayna isku aabo ahayn.
Waxa dhinaca kale iyadna la soo wariyay in ay arin sidana ka dhacday wadamada Maraykanka iyo Turkiga oo mataano u dhasheen haweenay ay noqdeen kala aabo.
Khuburada dhinaca ugxamaha haweenka yaa sheegay in ay keeni karto in hooyadu keento laba ugxamood taas oo ay bacrimiyaan laba nin oo kala duwan muddo yar gudahood waxaanse aan ognahay in ay tahay cilmi u gaara RABIGEENA.
Rasghiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay