November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliyaha booliiska qaybta Burco oo ka hadlay qaabkii loo soo qabtey rag nin reer Buuhoodle ah Burco ku diley

Taliyaha booliiska qaybta Burco oo faahfaahiyay nin reer Buuhoodle ah oo si foolxumo ah loogu dhex diley Burco dhexdeeda duhurcad iyadoo ragii dileyna goobta ka baxsadeen laakiin lagu dabajirey. Dilkan ayaa lagu macneeyay in uu yahay mid aargoosi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS