Laba shirkadood oo kuwa xamuulka gawaadhida ah ayaa maxkamad la fuuley wasaarada arimaha gudaha ee Ingiriiska kadib markii Ingiriisku ka shubtey shirkadahaas iyo kuwa kale ee wata ganacsigooda u dhexeeya dalalkooda iyo Ingiriiska lacag dhan 6 milyan oo lacagta Ingiriiska ah.
Lacagtaas laga shubtey shirkadahaas guud ahaan ayaa labadan shirkadood maxkamad la fuuleen iyadoo lacagahaas looga qaaday ganaax ku saabsan dad ku soo dhuntey gawaadhidooda xamuulka ah ee soo maraya badda iyo badda hoosteeda.
Ingiriiska ayaa ganaax ku soo rogey gaadhigii xamuulka ah ee lagu arko isagoo sida dad qoxootiya oo dhaqaale doona oo ka soo ordaya Faransiska.
Labada shirkadood ayaa qaba in ay wasaaradu dib u qorto sharciga.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS
![_88771069_ap[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/88771069_ap1-300x169.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay