November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhalinta is qarxisa oo la ogaaday in ay u badan yihiin kuwo dibedda loola ordey markii hore

Wasiirka ciyaaraha iyo shaqada oo baryahan ku sugnaa London ayaa sheegay in dhalinta ugu badan ee isqarxiyaa ay dalka uga yimaadeen dibedda ayna yihiin kuwo waalidkoodu ula cararay dibedda halkii ay waxtar u keeni lahaayeena iyagoo la soo duufsaday la yiri is qarxiya janadaa sidaa lagu galaa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS