November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiir Cali Sandulle oo gaadhigiisa ugu deeqy abaaraha iyo Suldan Dhawal oo ka dhigey nin aan la socon abaaraha

Wasiir Cali Sandulle oo ka roonaadey dad badan gaadhigiisana ugu deeqay abaaraha ka Jira gobolka Awdal ee sadex sano dhaafay. Waxa isna goobta ka hadlay Suldaan Dhawal oo ka dhigey Cali Sandulle nin aan ogeyn abaaraha wuxuuna yiri ”adoo xafiis furid u yimi ayaa la kulmey abaaraha”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS