Maamulka Puntland ay Shaacisay in ay soo afjartay Wajiga 1-aad ee hawlgalka Suuj Ciidamada Puntland ayaa Kooxda Argagixisada ah ee Shabaab ka saaray inta badan Gododka.
Janaraal Muxiyadiin oo katirsan Ciidamada Puntland kuna sugan Suuj ayaa noo sheegay in Kooxda kooban ee ku haray Godka ay ku dhow yihiin inay isdhiibaan,wuxuu intaas ku daray in ciidamada aysan saacad ku qaadanayn inay Kooxdan halka God kuso koobmay ay ka takhalusaan,hasa yeeshe ay doonayaan in dhankooda uusan khasaaro soo gaarin haba yaraate.
Hadaba deegaanka Suuj,buuraha iyo guud ahaan muuqaalka deegaanka ayaan Sawiro idiin kaso qaadnay Ee Hoos ka Daawo Akhriste.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![2-3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/2-31-300x169.jpg)
![5-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/5-21-300x169.jpg)
More Stories
Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn
Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan
Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan