12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG argagixisada Puntland soo gashay oo hog kasta looga dabagalay iyo haweenka oo kaalin weyn ka qaatey

Telefishinka Dawladda Puntland ayaa Caawa Baahiyay Warbixin xiiso badan oo la xariirta hawlgalka lagu sifaynayo Argagixisada Puntland kaas oo si toos ah u soconayay maalmihii lasoo dhaafay.

Warbixinta ayaa Muujinaysa Godadka Argagixisadu ku dhuumalaaysanayso, waxaana muuqalaka ka muuqday ciidanka oo Argagixisada ku ridaya hubka daran dooriga u dhaca.

Shacab waynaha Puntland ayaa muujiyay dareenkooda, waxaana ay balan qaadeen inay taageero hiil iyo hooba ah la garab taagan yihiin sooma jeestayaasha Puntland ee dalka dhiigooda u huraya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS