Iyadoo saaka u dagaal xoogan ka bilowday deegaan u dhaxeeya garacad iyo kulub kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada maamulka puntland iyo kuwa alshabaab ayaa waxa ka soo baxay faahfaahino.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda Puntland oo ku sugan halka dagaalku ka dhacayo ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyey sida xaaladdu tahay, iyadoo codkiisa lala maqli la yahay dhawaaqa rasaasta, waxaa uu sheegay in Ciidamada Dowladdu ay madaafiic u adeegsanayaan maleeshiyaadkaan.
Sargaalkan lagau magaacaboLow Cabdi Cad ayaa sheegay in dagaalkaan ay saaka bilaabeen Guutada labaad ee ciidanka qalabka sida ee Puntland islamar ahaantaasina wali uu dagaalka soconmayo.
Sidoo kale Deegaanka dagaalku ka socdo ayaa u dhexeeya Kur-dhafuur iyo beeni-harsatay oo qiyaastii 15KM ka dhinaca waqooyi Galbeed deegaan xeebeedka Kulub.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay