11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka diinta maamulka Somaliland oo Jabuuti ka dalbadey in ay diyaarado u soo dirto dadka abaaruhu riteen

Wasiirka diinta maamulka Somaliland oo hawshiisii gabay ayaa Jabuuti ka dalbadey in ay diyaarado u soo dirto dadka ku tabaalaysan Quljeed oo si qabyaaladeysan uu ugu riixayo Jabuuti maadaama ay yihiin Ciise. ”Wuxuu yiri hanala qaataan Jabuuti diyaaradana ha soo diraan”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS