November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Caruurtii argagixisadu soo dagaalgelisay Puntland oo been loogu sheegay in waxbarasho la gaynayo: Waraysi naxdina

Qaar kamid ah Maleeshiyaadkii u dagaalamayey argagixisada ee Toga Suuj laga soo qabtay ayaa maanta lasoo gaarsiiyey magaalada Garoowe, halkaasi oo saxaafada loogu soo bandhigay. Maxaabiistan waxaa ku jira caruur badan oo aad u da’a yar oo ay kooxda dhiigmiiradka ah kusoo khasabtay inay u dagaalamaan qaarkoodna laga kala keenay gobalada Bay, Bakool, Gedo, Jubooyinka iyo gobalada dhexe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS