14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Axmed Muumin Seed oo ku eedeeyay maamulka Siilaanyo rasaastii ka dhacday Boorama+MUUQAAL

WP_20150124_004Boorama-Araabinews–Axmed Mumin Seed oo ah ku xigaha xisbiga beesha dhexe ee Wadani ayaa ku eedeeyay maamulka Siilaanyo shaqaaqadii ka dhacday Boorama habeen hore. Ma jiraan cid maamusha gobolkan waana halkaa dhibaatadu ayuu yiri Seed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS