Wasiirka diinta maamulka Somaliland oo hore laga dareemay qabyaalad ku aadan dadka haraadka iyo gaajada ugu dhimanaya Awdal markii uu wadamada jaarka ka dalbaday diyaarado isagoo ujeeda in qabiil ahaan degan yihiin wadamadaas jaarka ayaa hadana Awdal iyo Salal ku fogaadeen ugana dhawaadeen Sanaag bari sida Badhan.
Wuxuu kaloo sheegay in ay ku tiirsan yihiin hay’ado kuwaas oo u sheega kolba halka liidata taas oo kuu muujinaysa in aan la ogeyn cida ka masuulka hay’adaas uu sheegay. Dadka reer AWdal Ayaan helin wax taageero iyadoo maamulka Somaliland lacago istusa u ururiyay Koofurta dalka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay