Boqolaal reer Yaman ah ayaa iskugu soo baxay caasimada Sanca halkaas oo ay ku cambaareeyeen weerarka qaawan ee ninka sheegta boqorka Sucuudiga Salmaan uu ku hayo dalkooda. Gacan ku dhiigle Salmaan ayaa xasuiuqay boqolaal reer Yaman isagoo raba in uu bedelo siyaasada dalkaasi cuqdad diimeedna u haya madaxda Yaman.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay