Waxa si xawliya uga socda magaalada Dharwanaaje ee Ismaamulka Somalida Itoobiya isku diyaarinta wanqalka degmada cusub isla markaana ah magaalo madaxda deegaanada Harawo ee Ismaamulka Somalida Itoobiya. Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya mudaner Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la filayaa in uu wanqalka furo.
Wufuud aad u farabadan oo kala imanaya dhamaan deegaanada Harawo ayaa la filayaa in ay so gaaraan xaflada kana qaybgalaan iyadoo goobta lagu diyaarinayo ciyaaro hidiyo dhaqanka oo lagu yaqaan deegaanada Harawo.
La socda Sawiro dhawaan aan ka soo qaadi doono xaflada oo aan idiin soo gudbin doono INSHA ALLAH.
ARAABINEWS
![944859_962458797183810_6869338276741983695_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/944859_962458797183810_6869338276741983695_n1.jpg)
![12417873_962458793850477_6653113590409553084_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/12417873_962458793850477_6653113590409553084_n1.jpg)
![12523973_1019342424798355_8215774597648086291_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/12523973_1019342424798355_8215774597648086291_n1-300x169.jpg)
![12809721_962458800517143_2073641033828218916_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/03/12809721_962458800517143_2073641033828218916_n1.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay