November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Faroole oo argagixisadii Puntland soo weerartay ku tilmaamay dad aan garanayn wixii dhalay oo..(MAQAL)

Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ku tilmaamay argagixisadii soo weerartey Puntland caruur aan la garanayn wixii ka dhalay hooyadood kana yimi deegaano la soo adoonsaday oo ka hooseeya Muqdisho. Faroole ayaa dhinaca kale sheegay in Puntland ku adkeysatay diidmada 4.5.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS