Waxay leedahay hooyo abaar ayaa nagu habsatay oo gabdhihii walaalahaa ahaa caruurtii iyo xoolihii way ka dhamaadeen, dee wuxuu Alla keenaba waa Alxamdulilaah eh waxaanse dhab kuu tabay shalay nin gaal Ku magac dheeraa ood adigu intaad xil u magacowdey magaciina ka bedeshay.
Ood Muslim u bixisey markuu igu digtey ee uu yiri dadkaas abaari ma hayso ee waa caydh ee hooyo halkeed joogtaa ma nooshahay hamaan warkaaga hayaa. Hooyo deg deg ii soo gaadh.
Abu Osman
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay