Ciidamada AMISOM Ee Ku sugan Gobolka Sh/Hoose ayaa bilaabay Jarista Geedaha Waaweeyn Ee Loo yaqaan Geed Yuhuud “Cali Garoob”.
Howlgalka ayaa ka socda inta u dhaxeysa Deegaanka Janaale iyo Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose Dhanka wadada Buufow Bacaaad ka gasha.
Ciidamada AMISOM ayaa doonayo inay ballaarinayaan wadooyinkan oo gambaad u ahaa Kooxda argagixisada ee shabaab oo inta badan Miino kula Eegta Ciidamada markey ku safrayaan wadooyinkan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![8[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/81-300x225.jpg)
![3-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/3-21-300x225.jpg)
![1-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/1-21.jpg)
![2-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/2-21.jpg)
![4-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/4-21.jpg)
![6-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/6-11.jpg)
![7-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/7-11.jpg)
![8[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/81.jpg)
![9[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/91.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay