November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ku xigeenkii Daahir Rayaale oo dalbaday in ergo xujo ah oo aan Samaroon ahayn loo diro suldaan Wabar+MUUQAAL

WP_20150125_004Hargeysa-Araabinews–Ku xigeenkii hore ee Daahir Rayaale mamulka Somaliland Axmed Yaasiin ayaa dalbaday in ergo aan Samaroon ahayn loo diro suldaan Wabar si haddii uu diido loo wada arko. Wuxuu kaloo sheegay in codsigii salaadiinta la fuliyo ee ayna ahayn diciifnimo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS