06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jamaal Cali Xuseen oo wacad ku maray in uu aakhiro la tagayo Faysal Waraabe: MAQAL

Jamaal Cali Xuseen ayaa bixiyay waraysigii ugu kululaa sheegayna in uu aakhiro la tagayo Faysal Waraabe isla markaana ayna jirin meel uu u socda ayna isla gaari doonaan halka ugu dambeysa. Haday cadaaladu shaqayn waydana waxaan yeeli karno ayaan yeelaynaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS