21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Abshir oo laga farxiyay iyo gaadhi kuwa gurmadka ah oo lagu wareejiyay degmada Lughaya ee gobolka Awdal

Suldaan Abshir oo suldaanka xeebaha iyo Woqooyi bari ee gobolka Awdal ayaa hore qurbajoogta uga dalbaday in ay ka soo bixiyaan hal gaadhi oo kuwa gurmadka ah waxase hadda ka soo horeeyay maamulka Siilaanyo oo uu horkacayo Ramaax oo hadda ku wareejiyay gaadhi kuwa gurmadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS