November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sucuudiga oo garoon caalami ah u dhashay reer Jabuuti iyo wakiil faahfaahin ka bixiyay+MUUQAAL

WP_20141128_003Jabuuti 28 Nov 2014–Dawlada Sucuudiga ayaa u dhistey Jabuuti garoon caalami ah oo isugu jira nooc kasta oo ciyaaraha ah dalkaasi Jabuuti, garoonkan ayaa laga dhisay qaybta Balbala waxana faahfaahin ka bixiyay masuuliyiin ka tirsan Jabuuti halka madaxweynaha Jabuuti ka mahadceliyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM