24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciyaala iskuul baddu ku liqdey Lughaya iyo magacda la helay

Gudoomiyaha waxbarashada gobolka Awdal ayaa tacsi ka direy caruur ciyaala iskuula oo badda Lughaya liqdey xilli ay u tageen waxbarassho ahaan taas oo masuuliyada caruurtan ay gabeen kuwii geeyay badda. Magacda la helay ayaa waxa ay yihiin 1-Muxuyadiin Ibraahin Gabuube 2)Cabdikarim Xuseen Cali 3)Naasir Talan Cali.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS