Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan Sahra Cismaan Cawaale oo degan Ingiriiska iyo qoyskooda geerida ku timi laba gabdhood oo ay walaalo yihiin oo ka mid ahaa dadkii ku dhintey doontii Somalida badan ku dhimatey ee ku gadoontey Masar.
Waxaan RABI uga baryaynaa in uu ilma Cismaan Cawaale oo ka siiyo Samir iyo iimaan gabdhahaasna RABI janadiisa ka waraabiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay