Waxa maanta doorasho xor ah ay ka dhacday magaalada Caabudwaaq halkaas oo maamulka cusub ee ka madax banaan Galmudug iyo kan Dhuusamareeb uu doortey gudoomiyaha barlamaanka iyadoo ay ku xigto doorashada madaxweynaha.
Talaabadan ayaa imanaysa in cadaalad daro ay ka dilaacdey dhamaan maamul jufeedyada la dhisay taas oo kuraasta la kala badsaday ayna qaateen jufooyin is bidaya in ay tirio badan yihiin iyadoo ayna jirin meel la is tiriyay waxana fashil uu ku imanayaa nidaamka aan Somali fahamanayn laakiin lagu kalaqaybinayo ee loo yaqaan federaal.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay