24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jaahiliinta Talibaan oo weerar fuleynimo ku qaaday Kabul iyo meherado masaakiina oo khasaare soo gaaray

Jaahiliinta Talibaan ee ku qaraabta diinteena ayaa weerar ku qaaday goob dadku ku badan yahay oo ku taal Kabul una dhow xarunta gaashaandhiga ee dalkaasi waxana khasaaraha ugu badan soo gaaray dad tukaano ku leh agagaarka wasaarada.

Weerarada noocana ee ay fuliyaan argagixisada ayaa ah I arka wali waan joognaa iyadoo kooxdan si fiican looga adkaadey ayna ku soo hareen sida caadiga ah isqarxin iyo in ay xasuuqaan dadka shacabka sida caadada u ah kooxaha kale ee ay isku mowqif yihiin sida Daacish, shabaab, Boko xaraam iyo kuwa kale ee magacyada badan.

Dad shacaba oo ka agdhow goobta ay weerareen ayaa isku dayaya in ay ka soo kabtaan weerarkan lagu qaaday magaca diinteena.

_89302547_43fee01f-5808-4cbe-8e87-75a76d3a313e[1]_89302383_89302377[1]

_89302383_89302377[1] _89302547_43fee01f-5808-4cbe-8e87-75a76d3a313e[1] _89302555_2ddbc66d-7d29-4805-a90f-fc837a2447ee[1] _89304235_331f3186-9ec1-4672-bf28-db9cc4ece059[1]