07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhulgariirkii ku dhiftey Ikwadoor oo dhimashadu gaartey 500: SAWIRO

Tiro 500 GAARAYSA ayaa ku dhimatay dhul-gariirkii maalmo ka hor ka dhacay dalka Ecuador, waxaa la la`yahay in ka badan 1700 oo ruux, waxaana dhaawacmay tiro saddex kun kor u dhaafeysa. Dhulgariirkan oo aad u xoogweynaa ayaa guryo badan dhulka la simey waxana la arkayay daadad soo rogmadey oo qaaday baabuur.

ecvaohin1

ecvaohin2

ecvaohin3

ecvaohin4

ecvaohin5

ecvaohin6

ecvaohin7

ecvaohin8

ecvaohin9

ecvaohin10

ecvaohin11

ecvaohin12

ecvaohin13

ecvaohin14

ecvaohin15

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS