24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxeyne Obama oo aan haba yaraatee loo sheegin sunta lagu qubo badda Somaliya maxaase loo sheegaa

Madaxweyne Obama oo kulan kula hadlay dhalinta Ingiriiska ayaa waxa suaal waydiiyay yar Somali ah kana codsadey in uu isticmaalo awoodiisainta uga hartey xafiiska oo uu wax ka qabto suntan lagu daadiyo badda Somaliya ayna ku shubaan maraakiibta ilaaliya maraakiibtooda ka guranaya badeena khayraadkeena.

Jawaavbtii Obama ayaa noqotey in aanu waxba ka ogeyn arimaha noocaasa sheegayna in aan looba sheegin hadase uu raadin doono waxa ka Jira uuna codsaday in uu helo akhbaar badan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS