Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilanyo ayaa gacanta ka salaamay shirkad lagu yiri waxay baaraysaa GAASka. Shirkadan oo loo malaynayo in Ingirtiiska ka socota ayaan la garanayn waxa ay qabato. Shirkadan oo woxoogaa lacaga u laabaysa xerta ku xeeran Siilaanyo ee iyagu ka taliya maamulkiisa ayaan la garanayn goobaha la siiyay.
Dawlada Somaliya ayaa u qaabilsan bixinta baaritaanada qandaraasyada noocana Siilaanyana wuxuu hore u yiri xilligii uu mucaaradka ah in ayna jirin cid gaas u soo saaraysa laakiin ay jiraan koox sun ku aasaysa.
Shirkadan ayaa sheeganaysa magaca Raysalkhayma oo ka tirsan UAE laakiin waxa la ogyahay in dalkaasi aqoon u lahayn soo saarista saliidaha in ay siiyaan dalalkale.
Gas.

Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![9-21[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/9-211-300x200.jpg)
![10-18[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/10-181-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay