Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Allabari u Magacaabay La-taliyihiisa Arimaha Waxbarashada. Booskan oo madhan Ayaan la garanayn waxa Allabari ka dhihi doono inkastoo la sheegay in uu ku qanacsan yahay boos kasta.
War-saxafadeed kasoo baxay Xafiiska Ciro oo xil magacaabistani ku saabsan ayaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran. Maxamuud Allabari ayaa degan Maraykan marna suxuu ahaa raga uGu fuirfuircoon ee diidan magaca Somaliland waxase uu is bedelay dhawaan, booskan waxa looga dhigey abaalmarin.

Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay