19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

SAWIRO: Tahriibayaashii la soo badbaadiyay oo isugu jira Somali iyo Itoobiyaan

Doon ay saarnaayeen Tahriibayaal gaadhay 92-qof oo 7-kamid ah ay Soomaali ahaayeen ayaa cilad ku timid xili ay badda ku jirtay, waxaanaTahriibayaashan oo xaalada ku xuntahay baddana maalmo ku jiray soo bad baadiyay Markab kamid ah kuwa ilaaliya Kooxaha budhcad badeeda. Tahriibayaasha lasoo bad baadiyay ayaa xalay laga soo dajiyay Dekkada magaalada Boosaaso, waxaana durba loo fidiyay gurmad, iyadoona ay jiraan kuwa ay xaaladooda caafimada liidato oo la geeyay xarumo Caafimaad.

riba_5[1]riba_4[1]

riba_1[1] riba_2[1] riba_3[1] riba_4[1] riba_5[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS