24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: aragagixisada oo qarax ku weerartay Muqdisho iyo dad ay nolol tireen: MAQAL

Waxa goordhow qarax ka dhacay Muqdisho aaga fiisho taraafiko halkaas oo dhimasho la xaqiijiyay ay gaarayso ilaa shan qof oo ah dad masaakiina oo goobta ku lahaa ganacsi xooshado ah. Dhiigmiiratada xalaashatay dhiiga muslimiinta ee shabaab ayaa gaysata weerarada lagu xasuuqayo dadkeena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS