24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka barlamaanka Brazil oo sheegay in aanu jireyn cod ka dhana madaxweynaha dalkaasi

Afhayeenka aqalka hoose ee dalkaasi Brazil ayaa sheegay in aanu jireyn xukun ka xayuubin lagu samayn doono madaxweynaha dalkaasi waa haweenayda lagu magacaabo Rousseff.

Afhayeenka ayaa sheegay in ay jirtey wax isdaba marin foolxun oo ka dhacday xilligii aqalka hoose u codaynayay in haweenayda dalkaasi xukunka laga tuuro.

Aqalka sare ee dalkaasi oo la filayay in ay u codeeyaan in xukunka laga tuuro iyo in kale arbacadan soo socota Ayaan hadda la ogeyn in codkaasi dhici doono iyo in kale.

_89643722_bd320d60-1ef6-4506-9284-27bab0501e99[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS