24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hadaladii u fududeeyay wasiirkii boosaha ee Maxamed Jaamac Abgaal in uu ku biiro maamulka Siilaanyo

Hadaladii u fududeeyay wasiirkii booska madhan joogey ee Maxamed Jaamac Abgaal in uu ku biiro maamulka Siilaanyo. Waxa kale oo laga hayaa markii uu joogey booska madhan in uu soo xerogelinayo kacdoonkii suldaan Wabar oo markii dambe noqdey qaar isa soo dhiiba oo xataa loogha baxay wixi loo balan qaaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS