24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Awdal Ramaax oo Jabuuti weeraray waxase la is waydiinayaa codka uu ku hadlayo

Badhasaabka Awdal Ramaax ayaa weeraray Jabuuti kuna yiri in ay qaawanaan kuwada hadli doonaan. Ramaax ayaa sheegay in Jabuuti ugu hanbayn sidey ugu liseen. Reer AWdal iyo Jabuuti waxa ka dhexeeya xiriir fiican waxana la is waydiinayaa codka uu ku hadlayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS