November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ugaaska beelaha Samaroon oo laga sagootiyay Boorama kadib shirkii Samaroon ee fashilmey ee uu soo xidhay+MUUQAAL

WP_20150128_003Boorama–Ugaaska beelaha Samaroon ugaas C/rashiid ayaa Boorama sagootin loogu sameeyay kadib markii uu soo xidhay shir fashilmey oo laga saaray qodobo aan waafaqsanayn damaca qowmiyada Samaroon. Ugaaska ayaa u kicitimay Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS