25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: Xasan Sheekh oo iskii u qaatey go’aan kana korbooday barlamaanka doorashada 2016 : MAQAL

Madaxweynaha Somaliya oo saxaafada la hadlay ayaa qaatey go’aan iskii ah isagoo ka korbooday barlamaanka sheegayna in heshiiskii u dhexeeyay isaga iyo maamul jufeedyada qaar uu ansax yahay. Heshiiskaas oo lagu xaqirey beelo badan ayaa horyaalay barlamaanka waxana socotey doodiisa.

Xasan sheekh oo sanadkii u dambeeyay gab gab hayay haysteyna afar sano in uu xaliyo arinta doorashada 2016 ayaa hadda u muuqda in uu haysto taageerada dawladaha jaarka ah iyo qaramada midoobey sidaana ku gaaray in uu qaato go’aan iskii ah.

Xasan sheekh ayaa gebi ahaanba ka kor booday barlamaanka hadana isticmaalaya maamul jufeedyo aan dadka badankoodu ku jirin.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS