Maamulka Hubba ee uu hogaamiuyo Axmed Madoobe ayaa digniin ka soo saaray in wax laga bedalo hanaankii doorasho ee madaxda maamul jufeedyada qaar gaareen iyagoo ka korbooday barlamaanka iyo gudiyada jira
War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Juba ayaa lagu cadeeyay mowqifka Jubaland oo ah inaysan aqbali doonin faragelin lagu sameeyo heshiiska islamar ahaantaana aysan qaadi doonin masuuliyada iyo cawaaqibta ka dhalata hadii heshiiskaas faragelin lagu sameeyo.
![Axmed-Madoobe1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/Axmed-Madoobe11-300x160.jpg)


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay