Go’aankii Xasan Sheekh qaatey shalay ee uu ku sheegay in heshiiskii u dhexeeyay isaga iyo qaar ka tirsan maamul jufeedyada uu ansax yahay isla markaana ka korbooday barlamaanka ayaa hadda la ogaadey cida ka dambeysa.
Wakiilka qaramada midoobey u fadhiya Somaliya isla markaana ah ninka xukuma Somaliya oo dhan una dhashay Ingiriiska ee Michael Keating ayaa sheegay in uu taageersan yahay go’aanka lagu soo afjaray xilliga doorashada.
Keating ayaa sheegay in barlamaanku yahay xubin muhiima laakiin uu sheegay in ay ku qaadan lahayd muddo in ay go’aan ku gaaraan. Heshiiskii u dhexeeyay Xasan sheekh iyo maamul jufeedyada ayaa waxa damaanad qaadey dalalka deriska sida Itoobiya iyo beesha caalamka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay