Calooshood u shaqaystayaasha Daacish oo kolba si cusub u xasuuqa muslimiinta waxaan idiin soo qaadney qaar ka mida sawiro nin ay qafaasheen oo ay ku barbarteen. Maadaama aan nahay warbaahin masuula ma sii dayn karno sawirada qaar waxayse ku tusaysaa in caloosod u shaqaystayaashan diinteena ku qaraabta ay dileen muslimiin aad u farabadan.
Xasuuqan ayaa ka dhacay Siiriya halkaas oo kooxdan uu taageero Sucuudigu ay haystan dhul aad u farabadan halka dadkii deganaa ay yihiin kuwo qaxay ama jkuwo dhibaato la nool.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![mx8[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/mx81-300x167.jpg)
![mx9[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/mx91-300x165.jpg)
![mx9[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/mx91.jpg)
![mx10[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/mx101.jpg)
![mx11[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/mx111.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay