Hargeysa–Xisbiga Faysal Waraabe ee Ucid ayaa ka hadlay doorashada iyo kursi u kordhinta Siilaanyo oo ilaa hadda aan qaadin talaabo lagu diyaarinayo doorashada. Cali Gurey oo u hadlay xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay in guurtada ayna ka yeelayn in ay kursiga u kordhiyaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay