25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waa sidee xaalada Beledweyne oo colaad iyo biyo iskugu darsameen

Waa sidee xaalada magaalada Beledweyne ee bartamaha Koofurta Somaliya halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay isku cunayeen beelaha Hawiye iyo kuwo Dir. Waxa dhinaca kale magaalada ka barakacay dad badan oo masaakiin u badan oo dhulkii ay deganayaan daafaha magaalada oo biyo buuxiyeen dhulkooda.

Biyaha ayaan wali nusqaan laheyn, waxaadna moodaa in saacadba saacada ka dambeysana ay isa soo tarayaan, taasoo quus iyo Rajo beel ku riday dadkii tirada yaraa ee markii horeba magaalada isku celinayay.

biyabaxo[1]biyabaxo1[1]

biyabaxo

biyabaxo1

biyabaxo2

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS