Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay go’aankii Madaxweynaha uu ku dhaqan geliyay Heshiiskii Madasha wadatashiga Qaran. Salaad Cali Jeelle ayaa ugu Maahmaahay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Ishiisa laga arkaa Ushiisa lagu tumaa.
Waxa uu daboolka ka qaaday in kadib markii Xildhibaanada ay dayaceen waajibaadkoodii ay ku matalayeen shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha sida uu doono uu ka sameystay.
Hadana waxa uu sheegay in sidaas ay tahay aan laga aqbaleynin in uu si ula kac ah u baal maro sharciga dalka, maadaama go’aanka uu qaatay uu hareer marsan yahay sharciga dalka sida uu hadalka u dhigay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay