15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hooyada dhashay gabadhii isku gubtey Australiya oo reer Gabiley ah oo hadashay

Hooyadan oo lagu magacaabo Xaali ayaa ka warantey sida ay u dhiban tahay iyadoo leh sideed caruura hadana ku sugan tahay Puntland si ay baasaboor Somali u qaadato maadaama maamulka Somaliland xanibey in ay dadku helaan baasaborka ay xaqa u leeyihiin. Hooyadan ayaa sheegtay sababta ay u malaynayso in gabadheedu isku gubtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS