November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Saylici oo ka hadlay shil gaadhi oo uu galay oo dad ku dhinteen+MUUQAAL

WP_20141128_028Berbera 28 Nov 2014–C/raxmaan Saylici ayaa ka hadlay shil baabuur oo uu galay shalay oo ay dadna ku dhaawacmeen hal qofna ku geeriyooday. Saylici ma sheegin in wiilkiisu wax ku noqday iyo inkale waxase la sheegay in dhaawacu gaarayay ilaa lix qof oo labada dhinacba ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM