Wararka hadda na soo gaaray ayaa sheegay in Qarax xoogan oo u muuqda Ismiidaamin uu goordhow ka dhacay huteel ambassador iyadoo faahfaahin badan aan wali laga hayn.
Wararka ayaa sheegaya in Hoteel ku yaalla Wada Maka Al Mukarama la weeraray waxana lamaqlayaa rasaas xoogan oo laba dhinac ah inkastoo warka uu si daa ka duwanaan karo.
Ciidamada ayaa si foojigan u hareereeyay Hoteelka iyadoo loo maleynayo in gudha Hoteelka ay ku jiraan Rag ka tirsan Shabaab kuwaas oo xabado ka soo riday Qeybha Sare ee Hoteelka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay